Course-kan waxaad ku baran doontaa dhammaan aasaasiyada muhiimka ah ee barashada kombiyuutarka. Waxa...
Course-kan waxaad ku baran doontaa dhammaan aasaasiyada muhiimka ah ee barashada kombiyuutarka. Waxaa ka mid ah aqoonsiga qaybaha kombiyuutarka, isticmaalka keyboard-ka iyo mouse-ka, maamulka faylasha iyo galalka, isticmaalka Windows, Microsoft Office (Word, Excel, iyo PowerPoint), internet-ka, email-ka, iyo xirfadaha aasaasiga ah ee tiknoolajiyadda. Dhamaadka course-kan, waxaad yeelan doontaa aqoon iyo xirfad kuu sahleysa inaad si kalsooni leh u isticmaasho kombiyuutarka.